Daawo: Sawir Gacmeed qosol badan oo lagu cabiray waxyaabihii ka dhacay Golaha shacabka

Farshaxaniistaha Soomaaliyed ee Amiin Caamir oo looga bartay sawir gacmeedyo (Cartoons) ku saleysan marxalada siyaasadeed iyo mida bulsho ee xili walba taagan ayaa boggiisa soo dhigay Sawir uu ku cabirayo wixii maanta ka dhacay baarlamanka Somalia. Gudoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa labaad Mahad Cawad ayaa maanta ciidamo fara badan la galay xarunta golaha shacabka oo ay … Continue reading Daawo: Sawir Gacmeed qosol badan oo lagu cabiray waxyaabihii ka dhacay Golaha shacabka